Multimedia

About Course
Markaad barato Multimedia (Warbaahinta Isku-dhafan), waxaad baran doontaa xirfado iyo aqoon la xiriirta isticmaalka muuqaalka, codka, qoraalka, animations, iyo isdhexgalka (interactivity) si loo abuuro warbaahin casri ah oo loo adeegsado websaydhada, filimada, barnaamijyada waxbarashada, iwm.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet